Raisul Wasaaraha Somalia oo si diiran loogu dhoweeyey Woqooyiga Gaalkacyo (Sawirro)

Bulshada ku nool dhanka waqooyi ee degmada Gaalkacyo ayaa garoonka kubbadda cagta Cawaale si wayn ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo galabta socdaal kusoo gaaray dhanka waqooyi ee magaalada. Garoonka Cawaale oo loogu magac daray halgamaa Maxamed Cawaale Liibaan ayaa waxaa soo buux dhaafiyay dad u badan dhallinyaro xamaasadeysan oo isu … Continue reading Raisul Wasaaraha Somalia oo si diiran loogu dhoweeyey Woqooyiga Gaalkacyo (Sawirro)